Daawo-Xukuumada Somaliland Oo Gaashanka Ku Dhufatey Isla Markaana Diidey Deeq Lacageed Uu Guddida Abaaraha Somaliya U Soo Direen Abaaraha Somaliland .

Hargeisa(GNN):-Xukuumada Somaliland Oo Gaashanka Ku Dhufatey Isla Markaana Diidey Deeq Lacageed Uu Guddida Abaaraha Somaliya U Soo Direen Abaaraha Somaliland.

Xukuumada Somaliland oo ku dhawaaqdey in aaney qadaanen isla markaana ay

gaashanka ku dhufatey deeq lacag ah oo ay guddida abaaraha Somaliya ugu yabooheen guddida abaaraha Somaliland

Waxaana sidaas warbaahinta maanta u sheegay wasiirka wasarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan