Magaalada Hargeisa Waa Caasimada Dalka Somaliland,Waxaana Laga Dareemaya Horumar Aad U Balaadhan,Waxaanay Wakhti Xaadirkan Ka Mid Tahay Caasimadaha Ugu Quruxda Badan Geeska Africa, Maalinba Maalinta Ka Danbaysa Waxaad Ku Arkaysa Isbedel Weyn,Oo Ka Muuqda Caasimada Kuwani Waa Sawiro Aanu Idiinka Diyaarina













Xuquuqda Sawirada, Axamed Daahir














