Halkan Ka DaawoSawirada Caasimada Somaliland Oo Ka Mid Noqotay Caasimadaha Ugu Quruxda Badan Geeska AFRICA,Iyo Horumarka Ay Ku Talaabsatay

Magaalada Hargeisa Waa Caasimada Dalka Somaliland,Waxaana Laga Dareemaya Horumar Aad U Balaadhan,Waxaanay Wakhti Xaadirkan Ka Mid Tahay Caasimadaha Ugu Quruxda Badan Geeska Africa, Maalinba Maalinta Ka Danbaysa Waxaad Ku Arkaysa Isbedel Weyn,Oo Ka Muuqda Caasimada Kuwani Waa Sawiro Aanu Idiinka Diyaarina

Xuquuqda Sawirada, Axamed Daahir
Exit mobile version