Daawo-Isaaqow Meel Aanu Idinka Soo Ashkatoono Ayaanu Rabnaa Markaad Na Boobtaan Hadii Aanu Beesha Ciise Nahay ” Xildhibaan Aareeye

Xildhibaan Aareeye oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga
soo doorto gobalka Salal ayaa waxaa uu hadalo kaftan u badan ka jeediyey madal lagu shaacinaayey guri qasri ah oo loo dhisaayo suldaanka guud ee Somaliland.