Madaxtooyada Somaliland Oo Iminka Soo Saartey War Qoraal Ah Oo Ay Ku Saxeyso Waxna Kaga Bedelayso War-Saxaafadeed Dhawaan Ka Soo Baxay .

Hargeisa(GNN):-War-Saxaafadeedkaas ayaa waxaa uu ahaa guddi uu dhawaan madaxweyne Siilanyo u magacaabey 18 May iyo ka soo kabashada Abaaraha taas oo lagu Daray Sheekh Maxamed Cali Geedi isaga oo ka socda dhinaca xisbiga Waddani

 

Sheekha ayaa waxaa uu sheegay in saddexda xisbi aanu midna ka tirsaneen isla markaana gudidaas lagu daro isaga oo ka socda Haay’add Samo fal ah

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedkaas

No automatic alt text available.