Gabiley ururka Himilo Action Group oo Xuska 18may Kaga Qaybqaatay Raashino iyo Buugaag Waxbarasho oo Ay u Qaybiyeen Dadka ku dhaqan Deegaanada Waqooyiga Galbeedka Gabiley

Gabiley(GNN) ururka Himilo Action Group oo inta Badan Qayb Laxaadle Ka Qaata Taakulaynta iyo u Gar Gaarida Dadka Danyarta Ah Ayaa Raashino Mucaawimooyin ah iyo Bugaag u qaybiyey Dadka ku dhaqan Deegaanada Waqooyiga Galbeedka Gabiley