Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada JSL Oo Ka Hadlay Heshiiska Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Hargeysa(GNN)-Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay wada hadalkii shalay Hargeysa ugu soo gabagaboobmay dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo oo ay kasoo baxeen qodobo dhawr ah. : 212