DAAWO SAWIRADA Prof. Cali Khaliif iyo Gudoomiye Faysal oo Booqday Jaamacada Camuud ee Duleedka Boorama

Wafti ka kooban Gudomiyaha Ahna murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Prof Cali Khaliif GalaydhXubno ka mid ah Guddida Wada Hadalada Somaliland iyo Khaatumo oo kala ah Wasiirka Waxbarashada C/laahi Habane iyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Maxamed Xaaji Aadan iyo Masuuliyiin kale oo ka mida Khaatumo ayaa Maanta booqasho ku tagay Gobolka Awdal .

Exit mobile version