Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Safarka Geerida Ee Tahriibta Oo Ay Ku Halaagsameen Dhalinyaro Badan Iyo Dareenka Waalidiinta

Telefeeshinka HCTV ayaa warbixin ka diyaariyey safarka dheer ee dhibka badan ee Tahriibta oo ay ku naf waayeen dhalinyaro badan oo soomaliyeed,waxaana ay waraysten hooyo wiilkeeda ay gacanta ku hayaan magafayaasha Liibiya kaas oo baraha Bulshada ku kulmaan lasoo dhigay isaga oo la garaacayo.