Daawo:Gudoomiye Faysal Oo Ka Hadlay Heshiiska Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ,Si Adagna U Durey Madaxwaynaha Maamulka Puntland

Gudoomiyah ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka qaaday in ay qorshaha ugu jirto in la badalo magaca Somaliland,waxaana uu durey madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland,sidoo kalena waxa uu murrashax Faysal hadalo kaftan iyo duur xull ah ku ganay horjooge Cali Khaliif.

 

 

 

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992