Daawo:Wafti U Hogaaminayay Gudoomiye Muuse Biixi Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal

Halkan Ka Daawo Wafti U Hogaaminayo Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal