Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Tagey Magaalada Lawyocado ee Xadka Somaliland Iyo Jabuuti Taliyaha laanta socdaalka Somaliland ayaa safar shaqo ku tagay maanta magaalada Lawyocado ee xadka galbeed ee dawladaha Somaliland iyo Jabuuti. : 194