Walaalayaal Si Aad Uga Farxiso Maalinta Ciida Carruurta Xarunta Agoomaha Gabiley Fadlan ka Qayb Qaaqo In Aad Bixiso Hal Arday Oo Agoon ah Xaqul Ciidkii

Gabiley(GNN) Dhamaan Walaalaha Muslimiinta Ah Ee Iyagu Khayrka Jecel Waxa Laga Codsanayaa Inay Indho Naxariisleh Ku Soo Eegan Carruurta Agoonta Ah Ee Ku Jira Xarunta Agoomaha Gabiley

Walaalayaal Si Aad Uga Farxiso Maalinta Ciida Carruurta Xarunta Agoomaha Gabiley Fadlan ka Qayb Qaaqo In Aad Bixiso Hal Arday Oo Agoon ah Xaqul Ciidkii
Ku Deeq $ 5 Dolar ugu Yaraan

Walaalayaal Xarunta Waxa Ku Jira 107 Arday Oo Agoomo Danyar ah Walaal Munaasibada Ciida Awgeed Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Awgeed Ka Farxi Intan Awoodo Xataa Hadaad awoodo Hal Arday Oo Aad Ka Faalo Qaado

Dhamaanba Walaalka Muslimka Ah Walaasha Muslimada Ahey Waxad Maanta Ku Tarto Caruurtani Waa Mid Ku Anfici Doonta Maalinta Qiyaame Ee Aanu Jirin Waxkale Ilaa Wixii Aad Camaliyaad Sii Dhigato Mooye Waa Maalinta la Hor Joogo Allah Subxanahu Watacalaye Ee Carabkeena maanta Qoyani Uu Qalali Doono Waana Mid Aad Kaga Bixi Dhibta Aduunyo iyo Midka Aakhiro

Walaalka Muslimka Ah Walaasha Muslimada ah Ee Iyagu Khayrka Jecel Ee Wax Ku Tari Kara Carruurtani Waxay Kala Soo Xidhiidhi Karaan Tel: 063 4463913 /0634464609 Ama 0659107077

 

Maxamed xasan Sheekh Maxamed (Juba)
Gabiley.Net

office Gabiley