Daawo-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha iyo Masuuliyiin Kale.

Hargeisa(GNN):- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Ayaa Maanta Munaasibad Hadhimo Sharafeed Ah u Sameeyey Wasiirka Cusub ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha iyo Tiknoolajiyada Ee Qaranka Somaliland Iyo Masuuliyiin Kale oo Ay kamid Yihiin Salaadiinta Dhaqanka Ee Somaliland Iyo Xubno Wasiiro Ah oo kamid Yahay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta Sare ee Somaliland,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.