Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamijka Qanci Dadkaaga ee ka baxa telefeeshinka HCTV,waxaana barnaamijkan ku marti ah wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin Aadan “Qabo”,wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland iyo gudoomiyaha shaqaalaha dawlada Sharmaake Geelle.