Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Dhaq-dhaqaaq Xoogan Oo Laga Dareemayo Sayladda Xoolaha Burco Kadib Markii Sucuudigu Xayiraadii Ka Qaaday Xoolihii Somalida

Daawo-Sayladda xoolaha magaalada Burco ayaa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaqa xoogan oo ah iibsiga xoolaha kadib markii dhawaan Sucuudigu xayiraadii ka qaaday xoolihii Somalida.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version