Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi oo soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargeysa iyo sidii loogu soo dhaweeyay.

Hargeisa(GNN):-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.

Kumanaan dadweynaha ah ayaa Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi kagaga hortagay barriga Magaalada Haleeya halkaasi oo ay Guddoomiyuhu kala hadlay kumanaan dadweynaha ah.

Guddoomiyaha ayaa u mahadceliyay dadweynihii soo dhaweeyay isaga oo ugu baaqay inay qaataan kaadhadhka Waxaanna uu Guddoomiyuhu sheegay in la ilaaliyo guud ahaan Amniga maadaama uu dadku aad u farabadnaa.

Exit mobile version