Halkan Ka Akhri Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Qaraar Kasoo Saartay Murankii Doorashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada, Fartayna In Lagu Dhaqmo Xeer-hoosaadka Golaha.

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Akhri Nuxurka Qaraarkan kasoo Baxay Maxkamada Sare ee Somaliland oo Sida Ku Cad Qoraalka Warqada Sheegtay in Muranka Ka Dhashay Doorashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada Aanu Waafaqsaneynay Qodobo Sharci islamarkaana Lagu dhaqmo Laguna Xaliyo iyadoo la Waafajinayo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiilada Somaliland.

Halkan ka Akhri. 

Exit mobile version