Daawo-Jaamacada Timo-cade University Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Carwada Jaamacada Dalka Somaliland Oo Sannadkiiba Halmar La Qabto.

Hargeisa(GNN):- Munaasibadan Carwooyinka Jaamacadaha Oo Sidan Oo kale Sannadkiiba halmar Lagu Qabto Caasimada Hargeisa Ayaa Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Oo Ka Duulays Hubinta iyo La Socodka Heerarka Culuunta Iyo Aqoonta ay Bulshada u Gudbiyaan Jaamacaduhu U Sameysa Madal Sidan oo kale Ah Oo Jaamacad Walbaaba Kusoo bandhigto, Tayada iyo Cilmiga Ay Bulshada barto,

Haddaba Carwadan oo Badiba Ay kasoo Qayb-galeen Jaamacada Dalku Kuwa Dawliga Ah iyo kuwa Gaarka Looleeyahayba Ayaa Waxaa Si Weyn uga Dhexmuuqatay Jaamacada Timo-Cade University Oo Soo Bandhigtay Aqoonta iyo Tayada Culuunta Ay Bulshada Baraan, Taas oo Si layaab Leh Wacdaro uga Muujisay Bandhigan.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Barnaamijkan.

Exit mobile version