Daawo Sawirada Qaabkii Magaalada Berbera Iyo Deegaanada Hoos Yimaada Loogu Soo Dhaweeyey Waftigii Uu Hogaaminayay Murrashaxa Xisbiga Wadani Md Ciro

Waftiggan oo ka kasoo kicitimay subixii hore ee Saaka Magaaladda Burco oo ay maalmihii ugu danbeeyay hawlo shaqo u joogeen,ayaa waxa soo dhaweyn aan hore loo arag looggu sameeyay deegaamo badan oo hoos-yimadda Degmooyinka SHEEKH iyo BERBERA.Waxaana markii ay waftigani soo gaadheen Berbera ay shacabka Berbera oo aan u kala hadhin soo dhawaynta waftigan ay kazoo galbiyeen Kaantaroolka Berri ee Berbera,iyagga oo kusoo wareejiyay waddooyinka waaweyn ee Magaaladdaasi,iyadda o gabo-gabaddiina ay iskugu soo biyo-shubteen Hoteel Maansoor Berbera.