Daawo-Siyaasi Cabdale Sandheere Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga Waddani Weerar Afka Ahna Ku Qaadey Kulmiye Iyo Badhasaab Ramaax.

Daawo-Siyaas Cabdale Sandheere maayarkii hore ee magaalada Berbera ayaa waxaa
uu maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo u ku sifeeyey in ay maanta ku jirto bad baadada Somaliland

Cabdale Sandheere ayaa waxaa uu sidoo kale weerar afka ah ku qaadey xisbiga Kulmiye iyo badhasaabka gobalka Togdheer Maxamuud Cali Saleeban Ramaax oo ay isku Deegan ka soo jeedaan isla markaana uu sheegay in Ramaax ay ree Burco u bixiyeen Badhasaab Guryo Cun

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan