DAAWO:”Lexejeclo Aan Dalkayga Ka Qabo Ayaa Isoo Kicisay Dawladnimaduna Maha Sidii Inaan Laba Rer Isa Siinayaan”Axmed Jaanbiir Suldaan

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Axmed Jaanbiir Suldaan oo xilal badan ka soo qabtay Somaliland ayaa sheegay in aanay dawladnimadu ahayn sidii inan laba rer isa siinayaan oo kale.