Deg Deg:-War Naxdin Leh Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ah Oo Ka Dhashay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay jidka U Dhexeeya Berbera iyo Sheekh.

Hargeisa(GNN):-Shil baabuur oo keenay khasaare iskugu jira dhimasho dhaawac ayaa ka dhashay shil baabuur oo goor dhawayd ka dhacay deegaanka Geel La Kor oo u dhaxeeya degmooyinka Sheekh Iyo Berbera.

Shilkan ayaa waxa ku dhaawacay 10 qof halka ay ku dhinteen 4 qof oo kala saarnaa labada Baabuur.Shilkan gaadhi ayaa yimid ka dib markii ay isku dhaceen bas ay saarnaayeen dad rakaab ah iyo baabuur nooca loo yaqaan Noah.

Dhaawaca ka dhashay shilkan gaadhi ayaa la keenay cusbitaalka magaalada Berbera, halkaas oo lagu dabiibayo

aassdd kkk ssss

La Soco Wixii Warar Ah ee Kasoo Kordha Warkan GNN.