Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Hargeysa Ku Qabtay Kulan Lagaga Doodayay Anshaxa Saxaafaddu Ku Gudbin Doonto Wararka Xisbiyada Wakhtiga Doorashada
Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta Hargeysa ku qabtay kulan lagaga doodayay anshaxa saxaafaddu ay u gudbin doonto wararka xisbiyada wakhtiga lagu guda jiro doorashooyinka Somaliland.