Halkan Ka Dhegayso La Taliyaha Madaxweynaha Ee Gobolada Barriga Somaliland Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Xil-C/raxmaan Talyanle.
Mudane C.naasir Garaad Abshir Oo Ah La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Gobolada Barriga Ayaa Dhanbaal Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Habeenkii Xalay ku Geeriyooday Dalka Hindiya Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday.
Halkan Ka Dhegayso Tacsida La Taliyaha.
Halkan Ka Dhegayso La Taliyaha Madaxweynaha Ee Gobolada Barriga Somaliland Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Xil-C/raxmaan Talyanle.















