Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Xubno Wasiiro Ah Oo ka Qaybgalay Arday Ka Qalinjabisay Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley.

Gabiley(GNN):-Munaasibada Qalinjabinta Dufcaddii Shanaad ee Ka Baxda Kuliyadaha Kala Duwan ee Jaamacad Timacade ee Magaalada Oo Maanta lagu Qabtay Xaflada Lagu Sagootinayey Ardaydan Ayaa Waxaa Ka Qaybgalay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Xubno Wasiiro, Waxaana halkaasi Ay Ka Soo jeediyeen Khudbado Kala Duwan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.


Exit mobile version