Akhri:Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Xalay Caynaba Soo Gaadhay Iyo Nuxurka Kulan Ay Wada Qaateen Madaxwayne Siilaanyo

Waxaana madaxwayne Siilaanyo uu xalay kulanla qaatay waftigaasi uu hogaaminayo Prof Galaydh sida ay wararku nagu soo gaadhayaana ujedada kulankaasi ayaa salka ku haysay sidii looga wada hadli lahaa wada hadaladii mudooyinkii u danbeeyey u socda dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo arrimo kale oo xasaasi ah.

Waxaana sidoo kale maanta la filayaa in magaalada Caynaba uu ka furmo wada hadladii u socday dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo,taas oo la filayo in isla maantaba laga soo saaro qodobo.

 

 

 

error: Content is protected !!