Hargeisa(GNN):-Shir labadii maalmood ee udanbeeyey Magaalada Hargaysa gaar ahaan hotel Crown uga socday Beesha Bahabar Aadan (Jibriil Abokor) shirkaasi oo beeshan degta Arabsiyo,Agabar,Allaybaday iyo ilaa xeebta ayaa ajan daha ugu wayni ahaa sidii loo tageeri lahaa Xisbiga talada dalka haye ee Kulmiye ,garab buuxana loo siin lahaa Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Muj Muuse Biixi Cabdi
Waxaana halkaasi ka hadlay Cuqaasha ,Siyaasiyiinta ,Aqoonyahan ,Ganacsato iyo haween
Kuwaaso hadalka iska daba maray sidii Gacan tageero oo muuqata loo siin lahaa Musharax Muuse Biixi Cabdi