DAAWO:Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Ganaxii Lacageed Ee Ay Shalay Dul Dhigeen Gudida Anshaxa ee Kominshanka Doorashooyinka Qaranku 

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadlay ganaax lacageed oo ay shalay guddida anshaxa ee kominshanka doorashooyinku dul dhigeen Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddan Xil Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu sheegay in ay u hogaansan yahiin go,aan kasta oo ka soo baxa kominshanka doorashooyinka