Deg-Deg-Daawo Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Caawa Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal iyo Soo Dhaweynta Taageerayaasha.

Deg-Deg-Daawo Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Caawa Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal iyo Soo Dhaweynta Taageerayaasha.

Borama(GNN):-Murrashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaaahi Cirro ayaa caawa gaadhay Magalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal,Sidoo kale Murrashax Cirro waxaa uu faariin u diray dhamaan taageerayaasha Waddani.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Exit mobile version