Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Guddida Ololaha heer qaran ee Gobolka Sanaag

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 15 October, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Gobolka Sanaag:

1. Ibraahim Carraale Cabdi -Guddoomiye

2. Cali Baashe Xaaji Maxamuud Shire –Guddoomiye Ku Xigeen

3. Yuusuf Xasan Faarax

4. Ibraahim Axmed Maxamuud

5. Maxamuud Raage Ibraahim

6. Ilhaan Maxamed Jaamac

7. Siciid Xusseen Axmed –

8. Maxamed Yuusuf Rooble

9. Maxamuud Saalax Cabdi

10. Maxamed Khaaliif Nuur

11. Siciid Maxamed Ismaaciil Khaliil

12. Mustafe Cumar Faarax

13. Maxamed Iidle Cabdulle

14. Maxamuud Axmed Saalax

15. Cabdirisaaq Maxamed Cali

16. Siciid Yaasiin Maxamed

17. Aamina Cali Yuusuf

18. Khadiija Maxamuud Yuusuf

19. Xaliimo Cumar Cali Dheere

20. Saynab Cali Shire

21. Dr. Maxamed Axmed Cabdi

22. Suleymaan Cawad Bukhaari

23. Khadar Cali Xasan

24. Kaltuun Khaliif Dubbe

25. Siciid Maxamed Cismaan

Fiiro – gaar ah: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobolkaa.

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
Email: kulmiyepartychairman@gmail.com

No automatic alt text available.