Ha Moogaan:Doodii Ugu Horeysay Ee Loo Qaban Mushariiinta Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Ayaa La Shaaciyay Inay 19-October- 2017 Ay Ka Qabsoomi Doonto Hotel Maansoor Ee Magaalada Hargeysa.

Doodii Ugu Horeysay Ee Loo Qaban Mushariiinta Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Ayaa La Shaaciyay Inay 19-October- 2017 Ay Ka Qabsoomi Doonto Hotel Maansoor Ee Magaalada Hargeysa,

Waxaana Si Wada Jir Ah Usoo Qabanqaabiyay Iskagana Kaashaday Telefishanada Madaxa Banaan Ee Ka Howlgalada Dalka Somaliland, Inspire Group Iyo Akademiga Nabada Iyo Horumarka.

Waxaana Dooda Qaran Ee Musharixiinta Madaxweynee Somaliland Ku Hirdami Doonaa Musharixiinta Madaxweyne Ee Xisbiyada Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Wadani Abdirahman Mohamed Abdilaahi Ciro Iyo Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.
Doodani Ayaa Si Toos Ah Looga Daawan Doonaa Telefishanada Madaxa Banaan Ee Somaliland Ka Howlgalada Iyo Warbaahinta Dowlada.