Halkan Ka Daawo-“Waxan Maqlayey Dad Leh Qabyaalad Bay Wadaan,Salaadiinta Garxejis Borama iyo Laascanood Ma Quraan Bay Ka Akhrinayaan”..Buurmadow.

Halkan Ka Daawo-“Waxan Maqlayey Dad Leh Qabyaalad Bay Wadaan,Salaadiinta Garxejis Borama iyo Laascanood Ma Quraan Bay Ka Akhrinayaan”Boqorka Guud ee Beelaha Habarjeclo Ayaa Si Adag uga Jawaabay Siyaasiyiinta Qaar ku Eedaynayey Madax Dhaqameed Dhawaan Ku Kulmay Magaalada Burco Inay Heshiis Ku Ahaayeen Qabyaalad.