Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyo Wafti Balaadhan oo Uu Hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweyey Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd

Baligubadle(GNN):-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici iyo Wafti Balaadhan oo Uu Hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweyey Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd.