“Qofka Kulmiye Ku Yimid Xil Loo Dhiibay Oo Kaliya ee Markii Xilkaa Uu ka Tagayna Xisbi Kale Tagay Waxba Kama Sheegi Karo Maanta”..C.casiis Samaale.

“Tartankii Xisbiga Gudihiisa Waanu Ku Tartanay Walaalayaal, Maantana Waan Is Dhisaynaa,Laakiin Qofka Kulmiye Ku Yimid Xil Loo Dhiibay Oo Kaliya ee Markii Xilkaa Uu ka Tagayna Xisbi Kale Tagay Waxba Kama Sheegi Karo Maanta”…Siyaasi C.casiis Samaale.

Burco(GNN):-Halkan Ka Daawo-Wasiirkii Hore Wasaarada Maaliyada Somaliland Siyaasi C.casiis Maxamed Samaale Ayaa Shacabka Magaalada Burco U Jeediyey Khudbad Ku Taxaluqda Guusha Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ku Muujiyeen Taageerada Ay u hayaan Musharaxa Xisbiga Kulmiye, Waxaanu Ku Dheeraada In Tartanka Xisbiyada Qaranku Aanu Ahayn Mid Calool Xumo iyo Caadifadi Ku Jirto Waxaanu Sheegay In Saddexda Xisbiba Yihiin Saddex Walaalo Ah.

Exit mobile version