Ururka Bristol Horn Youth Concern ayaa cawa magaalada Bristol lagu soo bandhigey buugga “Waa maxay Autism iyo xaaladaha la xidhiidha”,

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey  oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Bristol Horn Youth Concern ayaa cawa magaalada Bristol lagu soo bandhigey buugga “Waa maxay Autism iyo xaaladaha la xidhiidha”, ee uu qorey qoraaga da’da yar ee Siciid Maxamuud Xuseen. Waxa ka soo qeyb galay dhammaan qeybaha bulshada ee deggan magaalada Bristol, … Continue reading Ururka Bristol Horn Youth Concern ayaa cawa magaalada Bristol lagu soo bandhigey buugga “Waa maxay Autism iyo xaaladaha la xidhiidha”,