Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Oo Kormeero Kusoo Maray Deegaano Hoosyimaada Gobolka Sanaag iyo Kulamo Uu la Yeeshay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye.

Sanaag(GNN):-Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Ayaa Kormeer Ku Maraya Deegaano Hoos Yimaada Hawdka Ceerigaabo ayaa kulan la yeeshay taageerayaasha xisbiga kulmiye ee deegaamadaas Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Boos Mire Maxamed Oo Hawlo Shaqo U Joogay Gobolka Sanaag Ayaa Soo Maray Deegaano Ku Teedsan Hawdka Magaalada Ceerigaabo Deegaanada Uu Soo Maray Oo Ay Ka Mid Yihiin Ceellamaan,Ragcadeeye,Durdur,Goof,Iyo Godcaanood In Tii Uu Deegaamadan Marayay Dad Tiro Badan Oo Ku Dhaqan Tuulooyinkaa Kuwaas Oo Uu Kala Qayb Galay Munaasibado Kala Duwan Oo Ay Ku Soo Dhawaynayaan Waftiga Gudoomiyaha Iyo Taageerada Ay U Hayaan Xisbiga Kulmiye Iyo Musharixiin Tiisa Badadhasaanka Gobolka Maroodi Jeex Socdaalkan Uu Kumarayo Gobolka Sagaag Oo Uu Ka Soo Jeedo Ayaa Qayb Ka Ah Dedaalka Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ugu Jiraan Sidii Bulsha Somaliland Ugu Dooran Lagayd Mar Labaad Talada Dalak Haldal Dardaaran Iyo Dhiiri Galin Isugu Jira Ayuu U Jeedayay Dadka Ku Dhan Deegaanadaasi Isagoo Ku Amaanay Taageerada Buuxda Ee Ay U Hayaan Xisiga Kulmiye Iyo Masharaxiintiisa Waxaanu Kula Dardaarmay In Maalinta Codbixinta Ay Hodkooda Siiyaan Xisbiga Kulmiye Si Loo Sii Anba Qaado Buu Yidhi Horumarka Gobolka Sanaag Ka Socda Mudane Boos Mire Maxamed Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Ka Waramay Barnaamijka Xisbiga Kulmiye Iyo Siyaasada Uu Ka Leeyahay Gobolada Bariga Somaliland Dhanaca Horumarka Waxaa Waxaa Kale Oo Uu Ku Amaanay Dadka Deegaankaasi Si Wanaagsan Ee Ay U Qaataan Kaadhkii Codbixinta Uguna Heelan Yihii In Codkooda Ay U Hibeeyaan Xisbiga Kulmiye. Iyagoo Dadka Deegaankaasi Ku Dhaqan Balan Qaaday In Aanay Codkooda Ku Khasaarin Doonin Xisbi Aan Horumar U Wadan Gobolka Sanaag

Dhinaca kale badhasaabka gobolka maroodi jeeex ayaa sheegay in kalsooni wayn ku qabo in xisbiga kulmiye codadka ugu badan ka heli doono gobolka sanaag gaar ahaan deegaanada hawdka ceerigaabo

Exit mobile version