Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiidaha Gobolka Sool Oo Heegan Culus Galay  + Maamulka Puntland Doonaya inay carqaladeeyaan Doorashada 13ka Bishan

Waxaana ciidamadu ay sugayaan hadh iyo habeena ay heegan ugu jiraan sidii ay u ilaalin lahaayen amniga iyo xuduudaha Somaliland,isla markaana ay dhirbaaxo kulul ugu dhufan lahaayen cid kaste oo isku dayday khalkhalin amni.

Wararka nasoo gaadhaya jiida hore ayaa waxay sheegayaan in maamulka Puntland ay ciidan ay soo abaabuleen ay usoo direen deegaano hoos yimaada gobolada Cayn iyo Sool.