Daawo:- Komishanka,Badhasaabka Togdheer Iyo Laamaha Amaanka Somaliland Oo Fariin Adag Hawadda U Mariyay Shacabka Burco

Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Badhasaabka Togdheer iyo Laamaha Amaanka Dalkan ayaa fariin adag hawadda u mariyay Shacabka Burco waxaanay ugu baaqeen inay u hogaansanaadaan awaamiirta komishanka doorashooyinka Qaranka

Halkan ka Daawo:-