Daawo Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Sool oo Warar Kutirikuteen ku Tilmaamay Been Abuur Sheegaya In Mudaharaad ka Dhacay Laascanood

Sool(GNN):-Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay warar sheegaya Xabado ka dhacay  Fagaare lagu soo dhawaynayey Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye,Taliyaha Ciidamada Booliska ee Gobolka Sool ayaa wararkaa ku tilmaamay been abuur iyo kutiro kuteen,islamarkaana Waxa Uu Sheegay In Cidii Warkaa Sida Khaldan U Faafisay Sharciga La Horgeyn Doono.

Halkan ka Daawo Muuqaalka

Laascanood Office