Daawo:– Wacdarihii Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ka Dhigeen Gobolka Saaxil Iyo Degmooyinka Hoos Yimaada.

Hargeisa(GNN):-Taageerayaasha xisbiga Waddani ayaa gobolka Saaxil iyo degmooyinka ku teedsan ka sameeyay wacdare aan look ala hadhin yar iyo weyn.