Daawo-Xildhibaan Miisaan Culus Ku Leh Shacabka Gabiley Oo Kamid Ahaa Saraakiisha Xisbiga Waddani oo Si Rasmiya Ugu Biiray Kulmiye.

Daawo-Xildhibaan Miisaan Culus Ku Leh Shacabka Gabiley Oo Kamid Ahaa Saraakiisha Xisbiga Waddani oo Si Rasmiya Ugu Biiray Kulmiye.Halkan Hoose Ka Daawo Xildhibaan Iid Xassan Cabdi Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley islamarkaana hore uga mid ahaa saraakiisha xisbiga Waddani u fadhiya gobolka gabiley ayaa shaaciyey inuu Ka Baxay Xisbigaasi Kuna Biiray Kulmiye.