DAAWO:Gudoomiyaha Xarunta Xaquuqal Iinsaanka Madaxabanaan Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Go’aankii Ay Maxkamaddu Ku Ansixisay Natiijada Doorashadii.
Hoos Ka Daawo Gudoomiyaha xarunta xaquuqal Iinsaanka madaxa banaan ee Somaliland Guuleed Axmed Jaamac “Dafac” ayaa ka hadlay go’aankii maxkamadda sare ku ansixisay natiijadii doorashada ee dalka ka dhacday.