Hoos Ka Daawo Gudoomiyayaasha Sagaa Jaamacadood oo Somaliland ku yaala ayaa kulan ay iskugu yimaadeen waxay kaga hadleen qaabkii ay somaliland uga dhici lahayd doorashado nabad ah oo xor iyo xalaal ahi.
DAAWO:Gudoomiyayaasha Jaamacadaha Dalka Ugu Wayn Oo Kulan Ka Yeeshay Sidii ay Somaliland Uga Dhici Lahayd Doorasho Nabad Ah
