Hargeisa Saraakiisha Bangiga Dhexe Somaliland Oo Soo Bandhigay Qorayaal 5 Sano Ee Soosocota Wax Lagaga Qabanayo Sarifka Sixir Bararka Dalka.

Hargeisa(GNN):-Kulan Oo Ay isugu Yimaadeen masuuliyiin Ka Kala Socoday Bangiyada Caalamiga ah ee Dalka iyo Khubaro Ka Socotay Baananka Aduunka Waxaana Saraakiisha Baanka Dhexe Somaliland Madashaasi Ku Soo Bandhigeen Qorsheyaal Ay Doonayaan In Wax Lagaga Bedelo Hawlaha ee Shaqo ee Baanka Si Wax Looga Qabto Sarifka iyo Sixir Bararka Dalka Somaliland Marmarka qaar Wax iska Bedelaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Kulankaasi iyo Warbixinta Saraakiisha Baanka Somaliland