War-Deg-Deg- Guddida Doorashada Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Natiijada Ka SOo Baxday Doorashadii Madaxtooyada Iyo Murashaxiinta Ku Guulaystay.

Hargeisa(GNN):-Guddida Doorashooyinka somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee somaliland.

Gudoomiye Cabdiqaadir Iimaan Oo Sheegay Inay Doorashadii Madaxtooyada Ku Guulaysteen Murashaxiintii Xisbiga Kulmiye ee Murashaxii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Murashaxii KU Xigeenka U Ahaa Ee Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici.Gudoomiyaha Guddida Doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo ka hadlay munaasibada ay kaga dhawaaqeen natiijada doorashada madaxtooyada ayaa taageerayaasha ugu baaqay inaanay samaynin wax dabaal deg ah oo waxyeeli kara amaanka dalka.

Xisbiga Kulmiye:- 30 5,909 cod una dhiganta 55.19%

Xisbiga Waddani:- 226,092 cod una dhiganta  40.73%

Xisbiga Ucid 23,241 cod una dhiganta  4.17%

 

 

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992