War Deg-Deg-Komishanka Qaranka Somaliland Oo Waarano Qabasho u Diray Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani, Falalka Loo Haysto Iyo Qaar Hadda La Xidhay.

Hargeisa(GNN):-Wararka aan Hada aanu ka helayno Madaarka Caasimada  Hargaysa Cigaal International  waxay ay shegayaan in Ciidamada Somaliland Xabsiga u taxabeen Maxamed Yaasin oo Ahaa masuulkii Gudiga Doorashooyinku Codsadeen in loo Xidho Ka Dib Markii Ay ku Cadaatay Boogi lagala Baxay Waraaqihii Codaynta Ka Soo Hadhay Tuulada Go. da Weyn Oo Masuulkan ka Soo Jeedo Taas oo Hadalkii u TV ga ka Sheegay Tiroba Ay u Dhimatay 4 ilaa 5 Qof Dadkalena u Dhawacmen Iyado Dhanka kale la Burbuiryey Meherad Ganacsi oo Shirkada Sagal Jet Leedahay oo Ku Taala Magaalada Burco kaaso Markii Ay Cadaatay In Waraaqihii Masuulkan Soo Bandhigay Ay Ahaayeen Kuwii Gudiga Doorashooyinka oo Lala Baxsaday ay Shirkada Sagal jet Codsatay in Sifo Sharciga Waafaqsan Waddo Loo mariyo Khasaaraha lasoo Gaadhsiiyey Shirkadaasi Iyo Danbigii hore Loogu eedeeyey ee ahaa In Ay iyadu Daabacday Buugaasi, Taas oo wararku sheegayaan in Masuulkan Xisbiga Waddani Ka tirsan ay Doonayaan in Sharciga Loo Horgeeyo.

23795036_1429170397210419_2145918305482695785_n

Wararku waxay intaas ku darayaan in masuulka lagu haysto Dhiiga 5 Qof oo Dhintay iyo Dhaawacii Dhacay Iyado Gudiga Doorashooyinka. Ganacsato Iyo Shicib ba Dacwad ka Gudbisay ka Hor intaan la Qaban

Wixii war kasoo kordha Lasoco Warkayaga danbe .