War Deg-Deg-” Waxan Qaatey Go’aan Qadhaadh Oo Ka Farxindoonin Taageerayaasha Xisbiga Waxanan U Tanaasulay Danta Shacabka Somaliland .” Musharax Xisbiga Waddani Cirro.

War Deg-Deg-Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Aqbalay Natiijadii Doorashada Sheegay In Go’aan Qadhaadh Kadib Uu Ku Aqbalay.