Akhri Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Golaha Wasiirada Iyo Wasiir Ku-xigeenada Somaliland Ee Maanta Lagu Dhawaaqay.

Warkan Oo Faahfaahsan Halkan Ka Akhri

1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse

2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — Jaamac Siyaad / Dhul Bahante

3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta —Samaroon

4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha — Reer Daahir / Habar Jeclo

5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga —- Warsan Gali

6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada — Ciidagale

7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada — Ciise

8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta —  Reer Adan / Arab

9. Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha — Habar Cafaan / Samaroon

10 . Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Hawlaha Guud — Dhulbahante

11. Yuusuf

Mire Maxamed Boos Wasaarada Ciyaaraha — Habar Yoonis

12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Wasiirka Boosaha — Jibriil Abakor /Sacad Muuse

13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga — Jiriil Yoonis / Makaahiil / Samaroon

14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada — Reer Yoonis / Habar Jeclo

15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Horumarinta Maalgashiga — Guulane / Arab

16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga — Biciide / Habarjeclo

17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada Warfaafinta — Makaahiil / Sacad Muuse

18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka —- Cali Siciid / Habaryoonis

19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha —- Nuur Axmed / Dhulbahante

20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta — Habarjeclo

21. Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka — Ciise Muuse

22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha — Habarjeco

23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka — Habaryoonis

Wasiir Ku Xigeenada

1.  Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada — Subeer Celi / Arab

2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha — Sacad Muuse

3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta — Ciidagale

4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha — Ayuub

5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada — Toljecle

6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta — Gabooye

7.Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada — Ciidagale

8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka — Habar Jeclo

9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka —