Daawo:- Cagaare “Sool” Shaqaaqada Ka Dhacaday 15 Sanadood Ayaa La Soo Wadaye Waxaan Amrayaa In La Joojiyo Wasiir Maxamed Kaahin Axmed.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimah Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta mar uu xilka la wareegayay ku baaqay in la joojiyo Colaada Mudada dheer ka socotay Deegaanka Cagaare oo ka tirsan Gobolka Sool

Halkan ka Daawo:-